SANAD Education Foundation

مؤسسة سند التعليمية

waxbaridda carruurta waa saldhigga horumarka; aqoontoodu waa iftiinka mustaqbalka ummadda

Qur’aan & Tajwīd

Sharaxaad: Barid Qur’aan oo tayo leh, tajwīd adag, jadwal xifdin iyo shahaadooyin la aqoonsan yahay.

Dugsiyada Hoose/Dhexe & Sare

Sharaxaad: Taakulayn dugsiyo: manhaj, kormeer , qiimeyn joogto ah, iyo horumarin

Xirfado & Farsamooyinka gacanta

Sharaxaad: Tababaro alxan, qori-faleen/carpentry, tolid iyo IT si loo abuuro fursado shaqo.

garsinta Waxbarashada Miyiga

Sharaxaad: Taageero dugsiyo miyiga; agab, kaabayaal aasaasi ah, olole wacyigelin

Sadaqadaadu Waa Iftiinka Mustaqbalka

Qof kasta oo deeqda bixiya wuxuu noqdaa sabab arday Soomaaliyeed uu u helo Qur’aan barasho, dugsi, ama xirfad noloshiisa beddesha. Sadaqadaadu waa dhaxal joogto ah, waxayna iftiimisaa mustaqbalka jiilasha soo socda.

“Carruurta Labaro cilmi Waa Mustaqbal La Hubo

Waxbaridda carruurta waa saldhigga horumarka; aqoontoodu waa iftiinka mustaqbalka ummadda iyo dalkeena sidaa darteed waxaan rabnaa in aan waxbarno ardayda aan awoodin in aygalan schoool ama dugsi lacag ah.

Sidee uuga midnoqon kartaa Sanad

Fadlan aqri qodobada hoos kuqoran

Our Recent Projects

Qur’aan & Tajwīd

Sharaxaad: Barnaamij xifdin iyo tajwīd sax ah, oo carruurta iyo dhallinyarada siiya akhlaaq iyo aqoon diimeed adag oo wax tarleh.

Taakulaynta Dugsiyada

Sharaxaad: Manhaj, kormeer tayo, iyo tababar macallimiin si loo kordhiyo natiijada ardayda iyo hufnaanta dugsiyada.

Xirfado & Farsamooyinka Gacanta

Sharaxaad: Tababaro alxan, tolid iyo IT aasaasi ah—si loo abuuro xirfado shaqo-abuur iyo nolol waarta.

Contact us

Translate »