labax sadaqo oo khayr hormarso.
Ardayda aan gacanta kuhayno iyo qaybaha aykakoban yihiim.
labax sadaqo oo khayr hormarso.
Ardayda aan gacanta kuhayno iyo qaybaha aykakoban yihiim.
labax sadaqo oo khayr hormarso.
Ardayda aan gacanta kuhayno iyo qaybaha aykakoban yihiim.
Hormarinta aqoonta dayarteena waa muhiim.
waxaan hor iyo habiin utaaganahy hormarinta iyo caawinta dayarta somaliyeed siloohelo dad aqoonleh oo dalka iyo dadkaba anfaca.
fadlan kaqayb qaado mashruucaan khayriga ah oo labax sadaqo aad biri ubaxsato.
Rasuulku (SCW) wuxuu yiri:
Rasuulku ﷺ wuxuu yiri: “Sadaqo bixintu ma dhimto maal.” Fasiraad: Macnaheedu waa in maalka laga bixiyo sadaqo uusan yaraanayn, balse Ilaahay ku barakeeyo, oo kuu beddelo kheyr ka badan wixii aad bixisay.
Xadiith 2
Rasuulku ﷺ wuxuu yiri: “Qof kasta wuxuu hoos ku jiri doonaa hooska sadaqadiisa ilaa xukunka dadka la dhammeeyo Maalinta Qiyaame.” labax sadaqo maanta waa fursad muhiim ah.
Xadiith 3
Rasuulku ﷺ wuxuu yiri: “Sadaqadu waxay demisaa dambiyada sida biyuhu u demiyaan dabka.” Sadaqadu waa nadiifin qalbiga iyo camalka, waxay tirtaa dambiyada yaryar, waxayna keentaa barako, raalli ahaansho iyo naxariis Eebbe.
meelaha xarumaha schoolada iyo dugsiyada qur,aanka kuyaaliin:
Listiga Xarumaha
AL-siraaj
AL-siraaj waa xarun caruurta lagubaro qur,anka kariimka ah. oo kamida xarumaha aan gacanta kuhayno rabnana in aan hormarino. Mudug Gaalkacyo
kasmo primary and secondary school
AL-siraaj waa xarun caruurta lagubaro qur,anka kariimka ah. oo kamida xarumaha aan gacanta kuhayno rabnana in aan hormarino.
waxay kutaalaa magalad Mugadisho
jaamacada Al-kawnayn
xarunta farsamada gacanta waxaan tababar xirfadeed kusiinaa ardayda ubaahan in ayka faaiidaystaan fursadaan, gaar ahaan kuwa danyarta ah ee raba in aybartaan xirfad ay kushaqaystaan.
tawfiiq primary.
xarunta farsamada gacanta waxaan tababar xirfadeed kusiinaa ardayda ubaahan in ayka faaiidaystaan fursadaan, gaar ahaan kuwa danyarta ah ee raba in aybartaan xirfad ay kushaqaystaan. Xaruntaan waxay kutaalaa Galgaduud, dhusamareeb
Total Membership
Deeq bixiyaasha
Total Campaign
Total Volontaires
Latest News
Standards compliant e-business.Phosfluorescently expedite functional products via premium action
items wireless innovation compliant e-business.