Donate
Sadaqadu waa maalgashi aad samaysato maanta si mustaqbal loo hagaajiyo. Waxay keentaa barako, nadiifisaa hantida iyo qalbiga, kobcisaa naxariista, waxayna dhistaa bulsho isku duuban. Markaad ku deeqdo, qadarkaagu wuxuu isu beddelaa buugaag iyo qalab, khidmad dugsi, cunto maalmeed, iyo hagid; arday agoon ah ayaana helaya fursad ay waxbarashada ku sii wataan oo ay u dhistaan nolol sharaf leh. Sadaqadu sidoo kale waa farriin rajo ah oo soo celisa karaamada qoysaska nugul, adigana waxay kuu reebtaa ajar joogto ah iyo magac wanaagsan oo bulshada dhexdeeda ka muuqda. Bixi maanta si aad berri u aragto natiijo.
Qaabka Lacag-bixinta Billeed
Schoolka/sare $17
Buugaag & qalab, nuqullo, qayb ka mid ah khidmadaha, iyo gaadiid maalinle ah haddii loo baahdo—si ardaygu uusan fasal uga harin.
Farsamooyinka $25
Tababaro xirfadeed (alxan, alwaax, kombuyuutar iwm.), qalab-tabbabar iyo kharashaadka imtixaanka/shahaadada—si uu u helo shaqo-farsamo.
Qur’aanka — $15
Mushaf & kutub tajwiid, gunnada macallinka, iyo halaqada—xifdin, akhlaaq iyo anshax wanaagsan.
Kuleejka (jiif & cunto) $65
Hostel/sariir, biyo & koronto aasaasi ah, iyo 2 cunto maalintii—si arday jaamacadeed danyar/agoonta ah u sii wato waxbarashada.
kubixi account number kaan
1001275937
0613171184